Al-Shabaab oo War ka soo saartay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Muqdisho

Al-shabaab ayaa ka hadashay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay maanta maqaayad ku taalla agagaarka xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho (Ex-baar Bulsho). Qaraxan ayaa yimid ka dib markii nin dhexda ku soo xirtay waxyaabaha qarxa uu isku qarxiyey maqaayada oo la sheegay iney mararka qaarkood wax ka cuni jireen ciidamada dowlada. Qoraal lagu daabacay … Continue reading Al-Shabaab oo War ka soo saartay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Muqdisho